Hijrada Madiina ama Hijrada Nabiga scw ama si gaaban Hijrada waxey ahayd markii Nabi Muxamad scw iyo saxaabadiis ka haajireen Makka una haajireen Madiina ayagoo ka cararaya dhibka iyo cadaabka ay ku haayeen madaxda Qureysh gaar ahaan dhimashada Abuu Daalib ka dib [1], Taariikh ahaan hijrada wxey ahayd 622 Miilaadi, weyna sii socotay hijrada saxaabada ilaa Makka laga furtay.

Xiligii khaliifka labaad Cumar wuxuu sameeyay kalandarka ay muslimiinta wax u xisaabsadaan asigoona u astaameeyay hijrada bilaawga Kalandarka, waxanaa loo yaqaanaa "Kalandarka Hijiriga"

Hordhac wax ka badal

Hijrada Nabiga scw iyo Abuu bakar wax ka badal

Dhacdooyin ku saabsan Hijrada wax ka badal

Natiijooyinka ka dhashay Hijrada wax ka badal

  • Waxey kala saxiixdeen muslimiinta iyo Yahuuda Madiina hishiis wada noolaasho

Xigasho wax ka badal

  1. البداية والنهاية/الجزء الثالث/فصل اجتراء قريش على رسول الله بعد وفاة عمه أبي طالب على ويكي مصدر