Ansaar
Ansaar (afka carabiga; الأنصار) waxaa loo yaqaanaa dadka ree madiina ee soo dhaweeyay rasuulka scw una hiiliyay diinta.
Taariikhda
wax ka badalKa hor islaamka
wax ka badalAnsaar waxey u kala baxaan labo qabiil oo kala ah khazraj iyo oos, labadaan qabiil oo wada ah walaalo ayaa waxaa u dhaxeesay cadaawad soo jireen ah oo boqol sano jirsatay, waxaa dhex mari jiray dagaalo dhiig badan ku daato sida dagaalkii bucaas[1]
Waagii rasuulka scw
wax ka badalKa gadaal dhimashada rasuulka scw
wax ka badalFadliga Ansaarta
wax ka badalQaar ka mid ah ansaarta
wax ka badalXigasho
wax ka badal- ↑ من هم المهاجرون والأنصار؟ Archived 2016-07-30 at the Wayback Machine