Ubay bin kacab
ubay bin kacab waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu aad ugu dheereeyay quraanka, wuxuu noqday qoraaga waxyiga xiligii rasuulka scw, sidoo kale wuxuu ku jiraa afar qof kulmiyeen quraanka intuu noolaa rasuulka scw, uabay daraja wuxuu gaaray heer loogu yeero muslimiinta dhexdooda "sayidka al-quraa[1]
ubay bin kacab أبي بن كعب | |
saxaabi | |
---|---|
xog ku saabsan | |
aabihiisa: | kacab bin qeys |
hooyadii | suheyla binti aswad |
Dhashay: | |
Ku dhashay: | madiina |
Diintiisa: | Islaam |
xaaska | umu dufeyl bin dufeyl bin camar al-dows |
ilmahiisa | dufeyl iyo muxamad |
Shaqada | qoraaga waxyiga, xaafid quraan |
Dhintay: | 30H/651 |
Ku dhintay: | madiina |