abuu dardaa waa saxaabi ka mid ah ansaarta wuxuu isku ahaa faqiih, qaari iyo garsoore, waxaa loogu yeeraa "xakiimka umadaan"[1], dadka aad ugu dadaala cibaadada iyo aqrinta quraanka ayuu ka mid ahaa, wuxuu degay shaam halkaas oo dadka ku baraayay quraanka kuna fahansiinayay diinta ilaa uu ka dhimnto.

abuu dardaa
أبو الدرداء
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa:
hooyadii
Dhashay: 580
Ku dhashay: Madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska kheyra binti abii xadrad, umu dardaa hujeyma
ilmahiisa bilaal bin abii dardaa
walaalihiis Cabdullaahi bin rwaaxa
Dhintay: Dimishiq, shaam
Ku dhintay:

Xigasho wax ka badal

  1. سير أعلام النبلاء ج 2