Xasaan bin saabit
Xasaan bin saabit (afka carabiga; حسان بن ثابت) wuxuu ahaa saxaabi ka tirsan ansaarta, waana gabyaagii rasuulka scw, in badan wuxuu gabayadiisa ku radin jiray gaalada asagoo difaacaya rasuulka scw.
xasaan bin saabit حسان بن ثابت | |
saxaabi | |
---|---|
xog ku saabsan | |
Dhashay: | 563 |
Ku dhashay: | Madiina |
Diintiisa: | Islaam |
xaaska | siiriin binti shamcuun |
ilmahiisa | Cabdi raxmaan bin xasaan |
Shaqo | abwaan |
Dhintay: | khilaafadii cali, (35H-40H) |
Ku dhintay: | madiina |