Zeyd bin saabit waa saxaabi ree ansaar ah, wuxuu noqday qoraaga waxyiga, Ka dib markii uu nabi Maxamed scw dhintay 632 waxa la amray in uu quraanka ku ururiyo oo hal musxaf ku kulmiyo,

Zeyd wuxuu dhintay sanadkii 45aad ee hijiriga

zeyd bin saabit
زيد بن ثابت
saxaabi
xog ku saabsan
aabihiisa: saabit bin daxaak
hooyadii Al-nawaar binti maalik
Dhashay: 611
Ku dhashay: Madiina
Diintiisa: Islaam
xaaska umu calaa al-ansaariya
ilmahiisa khaarija bin zeyd bin saabit
Dhintay: 45H/665
Ku dhintay: madiina