tuulada bilaal waxa ay kamid tuulooyinka qadiimiga ah ee gobolka hiiraan waxa ay 9 km u jirtaa dagmada jalalaqsi waxa ay dadkeedu ku tiirsanyihiin dhul beerashada iyo dhaqashada xoolahha gaar ahaan ariga lo'da iyo geela cimilada tuuladu waa normal deegaan ahaan waxa kasooo jeeda dad ku caan baxay asluuub wanaagga iyo dhaqanka diiinteena hufan dadka taariiqda ku leh somalia ee kasoo jeeda asal ahaan tuulada bilaal waxaa kamid aha wasiirkiii ugu horreeyay ee gaashaandhigga Abdirahman haji moumin iyo masuliyin kale oo aan hadda wada cayimi karin sida ganacsadada ahna engineer xaaji cumar muxumed nuur (xaaji quuroow)

{{TGS | region = Hiiraan | list = Abooreey · Beer gadiid · Beerayabaal · Beergadiid · Burcadheer · Buurweyn · Caag bashiir · Camaloow · Coomaad · Dheen weyne · Farlibaax · Farqalaal · Feerfeer · Halgan · Hees · Jinbilley · Lafweyn · Moqokori · [[tirijeenta·}} Shaw }} weeylawad )) kalaweeyn)) kalayareey )) garabdhere