Gegada diyaaradaha Qardho
Gegada diyaaradaha Qardho (Af Ingiriis : Qardho Airport) (IATA: GSR, ICAO: HCMG), sidoo kale loo yaqaano Gardo Airport, waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Qardho, magaalo-madaxda maamulka Puntland ee wadanka Soomaaliya.[2]
Gegada diyaaradaha Qardho Qardho Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: GSR – ICAO: HCMG | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | dadweyne | ||
Milkiilaha | Wasaarada Duulista Puntland | ||
Adeegyada | Qardho, Somalia | ||
Joogga Heerka badda | 2,632 ft / 802 m | ||
Isuduwe | 9°32′35″N 49°07′04″E / 9.54306°N 49.11778°ECoordinates: 9°32′35″N 49°07′04″E / 9.54306°N 49.11778°E | ||
Maabka | |||
Meesha ka dhaco wadanka Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
m | ft | ||
1 | 1,600 | 5,249 | |
Isha warbixinta: [1] |
Warbixin
Gegada diyaaradaha Qardho waxay leedahay joog dhan 2,632 feet (802 m) ka sareeya jooga bada. Sidoo kale wuxuu leeyahay garoonku laami dhererkiisu le'eg yahay 1,600 metres (5,249 ft).
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . Great Circle Mapper http://www.gcmap.com/airport/GSR. Soo qaatay 3 October 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)