Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb

Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb (Af Ingiriis : Dhusamareb Airport; (IATA: DSM ) waa garoon diyaaradeed ku yaala magaalada Dhuusamareeb, oo ku taala gobolka Galgaduud ee wadanka Soomaaliya.

Gegada Diyaaradaha Dhuusamareeb
Dhusamareb Airport
IATA: noneICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka u adeega bulshada
Adeegyada Dhuusamareeb
Joogga Heerka badda 840 ft / 256 m
Isuduwe
Maabka
Dhusamareb is located in Somalia
Dhusamareb
Dhusamareb
Meesha uu ka dhaco Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
14/32 9,500 2,890 Burciid
Isha warbixinta: Google Maps[1]

Garoono Kale Soomaaliya wax ka badal

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.

La Xidhiidha wax ka badal

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal