Gegada Diyaaradaha Cadaado
Gegada diyaaradaha Cadaado (Af Ingiriis : Adado Airport; (IATA: AAD)) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Cadaado ee wadanka Soomaaliya.
Cadaado Airport Adado Airport | |||
---|---|---|---|
IATA: AAD – ICAO: ma lahan | |||
Macluumaad Guud | |||
Nuuca Garoonka | Adeeg dadweyne | ||
Adeegyada | Cadaado | ||
Joogga Heerka badda | 1,001 ft / 305 m | ||
Isuduwe | |||
Maabka | |||
Meesha ka dhaco Soomaaliya | |||
Macluumaad | |||
Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
m | ft | ||
05/23 | 2,675 | 8,776 | Bacaad |
Sources: Google Maps[1] |
Garoono Kale Soomaaliya
wax ka badalGobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
La Xidhiidha
wax ka badal- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector