Farxiya Fiska
Farxiya Fiska waa fanaanad ku heesta luuqada Af-Soomaali taasi oo xarunteedu tahay magaalada London ee Cariga Ingiriiska. Fiska ayaa caan ku ah fanka badan ee ay caanka ku tahay, waxay dad badan u haystaan inay tahay fanaanad astaan u ah fanka Soomaalida. Waxay leedahay heeso badan oo caan ah oo ay ka mid yihiin, "Wadada Ku Qul Qul" iyo "Dhag Dhag".
Farxiya Fiska | |
---|---|
Macluumaadka asalka | |
Dhashay | Wabxo, Ceel Buur, Galguduud, Soomaaliya |
Nooca fanka | Fanka Soomaalida |
Occupations | Fanaanad |
Qalabka | Cod |
Sanadaha Shaqada | 2010–hada |
Taariikh Nololeed
Fiska waxa ay ku dhalatay Wabxo, Ceel Buur, Galguduud, Soomaaliya. Heesha Fiska ma ahayn mid caan ah ilaa ay soo saartay "Dhag Dhag" (2012) heestan ayaa aad ugu guulaysatay dalkeeda hooyo.
Ee 2015, Fiska waxay soo saartay hees kale oo guulaysata "Waddada Ku Qul". Ee 2016, Fiska waxay bandhig faneed ku qabatay magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qeyb galay dad badan.[1] Ee 2021, Fiska ayaa mar kale bandhig faneed ku qabatay Muqdisho, waxaa ku soo biirtay Faadumiina.
Xigasho
- ↑ "{ MUUQAAL + SAWIRO } Farxiyo Fiska iyo Hanuuniye oo ka tumay reer Muqdisho" Archived Diseembar 21, 2021 // Wayback Machine.