Ceerigaabo
Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo; Af Carabi : ar) waa caasimada gobolka Gobolka Sanaag waxayna ku taalaa dalka Somalia, Magaaladaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 700,000 oo qof.
Ceerigaabo Erigavo عيرجابو | |||
---|---|---|---|
File:Khatumo Flag | |||
Nickname(s): Gobolkii awoowayaasha | |||
Coordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°ECoordinates: 10°37′05″N 047°22′12″E / 10.61806°N 47.37000°E | |||
SSC-Khatumo | Waqooyi | ||
Gobolka waqooyi bari | Sanaag | ||
Qarnigii 19aad | 1925 | ||
Tirada dadka | |||
• Dhammaan | 700,000 | ||
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) | ||
• Xagaa (DST) | [[UTC[1]]] |
Ceerigaabo waa magaalo ka mid ah magaloyinka ugu waweyn ee Somalida.
ceerigaabo waxay ku taalo meel aad u qurux badan ama deegaanka ay ceerigaabo kutaalaa waa deegaan aad u qurxoon, waana dhul aad u qabaw marka loo eego cimilada SSC-Khtumo. Sida aynu wada ogsonahay waxa magalada ceerigaabo masafo aan dheerayn u jirta buurta caanka ah ee Daalo, Buurta Surad iyo Buurta siraadley oo iyadu kusii caan ah beeyada sida moxorka iyo maydiga burahasi oo ah buuraha dalxiiska loo tago ee uguna dhadheer. Sidoo kale DOOXADA Dagaar iyo Degmada Gudmo-biyocas oo kamida meelaha ugu quruxda badan somalia kuna taala waqooyi galbeed ceerigaabo Magalada Ceerigaabo ee gobolka sanaag ayaa ku caan baxday bilicsami iyo cagaar.
ceerigaabo waa magaalo hormood u ah ilbaxnimada iyo xadaaradda waana magaalada ugu cimiladda fiican guud ahaa magaalooyinka somalida.
sidoo kale ceerigaabo waa caasimadda gobolka balaadhan iguna khayraad ka badan guud ahaa somaalia intay dagto waana gobol koobsaday Bari,Buuro,Bad.
ceerigaabo waa astaan u ah buuraha Caanka ah sida daallo, midhisho,tabca,calmadow,surrad iyo qaar kale oo badan
Sidoo kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badalMagaalooyinka Gobolka Sanaag | |
---|---|
Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · jiidali · awrbogays
Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Kulaal {{.}}Bacoolo{{.}} Fiqifuliye |
magaalooyinka aan halka kamuuqan. Durduri- milxo- ulxeed- mashacaleed- moon- markad- xabaalshiikhcawl- anfoolax- habarhunbule- xarkadheere- qoyan- wardheer- gooraan-mindhicir- damalaxagare-shinbiraale- carmale- hadaaftimo- higladeero- gumar- rad- mindigale- cawsane- moqor- gacan- micada- awrbogays- fiqifuliye- sarmanyo- arda- dibqarax- jidaali- masagan- xabale camare- Wixii aan illaawe didi xasuusani haku darto.