Lambar

Lambar (ingiriis: number) waa habka qoraalka tirada xisaabta.

Lambarada xisaabta ku jira aad ayay u badan yihiin, marka tobanka lambar ee aasaaska tiradu waa:

Dhinaca kale, tirada lambarada xisaabta waxaa lagu kala soocaa hab loo yaqaano god, kuwaas oo muujiya kala duwanaanshaha lambarada. Lambarada aasaaska tiro (0 ilaa 9) waa hal-godleey sababtoo ah waa hal lambar. Laakiin lambarka 10 ilaa 99 waa iskudheg labo lambar, tusaale ahaan (1 iyo 0) sidaas darteed waa labo-godleey. Intaas waxaa dheer, sadex-godleey, afar-godleey, shan-godleey ilaa meel aan la aqoon.

Si kastaba ha ahaatee, tiradii kasta ee iswadata waa lambar taasi oon lagu xidhi karin godadka.

Qoraalo La Mid Ah wax ka badal

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.

A

L

Bogagga ku jira qeybta "Lambar"

waxaa meeshaan ku jira 171 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 171 gud ahaan.