Bunni ama Buni (Af Ingiriis : Brown; Af Carabi : ar‎) waa midab madoow khafiif ah oo eg jiridka dhirta [1]. Midabka buni wuxuu ka midabow isku dhaf ah; marka rinjiga la sameeynayo waxaa la iskudaraa casaan, madoow iyo huruud kuwaasi oo si fudud u soo saara midabka buniga.[2][3]

BuniHow to read this color infobox
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#993300
sRGBB  (cscgbl)(153, 51, 0)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 67, 100, 40)
HSV       (m, j, c)(20°, 100%, 60%)
Source[Unsourced]
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)
Some shades of Buni
Buni (nooc X11) 
Buni khafiif 
Buni Dhexdhexad 
Buni Jaamud 


Sidoo kale waxaa buniga laga sameeyn karaa iskudarka midabada buluuga, huruuda iyo casaanka.[4] Dhinaca kale, midabada dhalada telefishanka waxaa laga sameeyaa casaan iyo cagaar kali ah, taasi oo soo saarta buni jaamud ah. Si kastaba ha ahaatee midabka buniga waxaa loo yaqaanaa inuu yahay midab dabiici ah oo matala nolosha dabiiciga ah, sababtoo ah carada, geedaha dhirta iyo in badan oo [[xoolo|xoolaha ah ayaa midabkani leh, kuwaasi oo taageera nolosha dadka. Intaas waxaa dheer, timaha dadka, bu'da indhaha iyo midabka maqaarka jidhka ayaa buni ah.

Guud ahaan, waxa meelo badan oo caalamka ah looga yaqaana midabka buniga ahi inu matalo faqiirnimo, bisaarad, abaar iyo gaajo.[5]


Midabo Kale

wax ka badal


  1. Shorter Oxford English Dictionary; "of a colour produced by mixing red, yellow, and blue, as of dark wood or rich soil"
  2. Shorter Oxford English Dictionary, (2002), Oxford University Press.
  3. Webster's New World Dictionary of the American Language: "A combination of red, black and yellow."
  4. Oxford English Dictionaries On-LIne: "Of a colour produced by mixing red, yellow, and blue, as of dark wood or rich soil"
  5. Heller, Eva, Psychologie de la couleur' -effets et symboliiques, (2009), p. 212-223.
  6. "Brun rouge assez foncé." Le Petit Robert (1988).
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: