Wadanka Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika; kaasi oo xaga galbeed xad kala wadaaga wadanka Itoobiya, wadanka Djibouti dhinaca waqooyigalbeed, Gacanka Cadmeed ka xigto dhinaca waqooyi, Badweynta Hindiya ka dhacda dhinaca bari, iyo wadanka Kiinya ka dhaco koonfurgalbeed. Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika[1], dhulka wadanku wuxuu ka kooban yahay deegaano sare, dhuldaaqsiimeed iyo buuroley.[2] Cimilada wadanku waa mid diiran (kuleyl-xigta) sanadki oo dhan, inkastoo soo dhacaan dabeylaha monsoonku iyo roob aan joogto ahayn.[3]

Meesha ay dhacdo Soomaaliya
Maab la weyneyn karo

Sharaxaad Guud

 
Maabka Soomaaliya

Juquraafiga Soomaaliya

 
Maabka Soomaaliya
Sidoo kale fiiri Juqraafiga Soomaaliya
  Djibouti 58 km
  Ethiopia 1,600 km
  Kenya 682 km
  • Dhererka xeebta: 3,025 km
  • Bulshada Soomaaliya: 8,699,000
  • Baaxada Soomaaliya: 637,661 km2
  • Atlas of Somalia

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2017-07-16. Soo qaatay 2013-08-03.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2009-05-31.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  3. . countrystudies.us. 14 May 2009 http://countrystudies.us/somalia/34.htm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. 2009-05-14. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2009-05-31.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. Paul Dickson, Labels for locals: what to call people from Abilene to Zimbabwe, (Merriam-Webster: 1997), p.175.