ISO 3166-2:SO
ISO 31166-2:SO waa qayb u gaar ah dawladda Soomaaliya ee ISO 3166-2, waana qayb ka mid ah halbeegga ISO 3166 ay faafisay Ururka calamiga ee midaynta qiyaasta (ISO), kaasoo laguna yaqaan summadda magacyada qaybaha muhiimka ah (sida gobollada, jihooyinka, ama maamul goboleed ) dhammaan dalalka ee Summad ISO 3166-1.[1]
Waxa ay ka kooban tahay summad kasta laba qaybood ee kala go'an ee xiriira. Qaybta koowaad waa SO, waa summad iyo ISO 3166-1 alpha-2 ee dal. Laakiin qaybta labaad waa wax ah xaraf ama laba xaraf waxaana loo suntaa qaybinta laamaha ama waaxaha.
Sidoo kale eeg
wax ka badalFuraha jira
wax ka badalQaybinta magacyada sida ISO 3166-2 heerka caalamiga ah ee ISO 3166 wakaaladda (ISO 3166/MA).
Guji botoonka.
Furaha | Qaybinta magacayada |
---|---|
SO-AW | Awdal |
SO-BK | Bakool |
SO-BN | Banaadir |
SO-BR | Bari |
SO-BY | Baay |
SO-GA | Galguduud |
SO-GE | Gedo |
SO-HI | Hiiraan |
SO-JD | Jubbada Dhexe |
SO-JH | Jubbada Hoose |
SO-MU | Mudug |
SO-NU | Nugaal |
SO-SA | Sanaag |
SO-SD | Shabeellaha Dhexe |
SO-SH | Shabeellaha Hoose |
SO-SO | Sool |
SO-TO | Togdheer |
SO-WO | Woqooyi Galbeed |