Salman Khan

Atoore filimaanta Hindiga

Cabdul Rashid Salim Salman Khan (dhashay 27 December 1965),[3] loo yaqaano Salman Khan (loogu dhawaaqo: səlˈmaːn ˈxaːn), waa atoore, filim soo saare iyo nin caan ku ah jilitaanka filimaanta Hindiga ee Bollywood.

Salman Khan
Salman Khan
Mudane Khan oo jooga goob lagu xayaysiinayo filim 2015
Ku dhashayAbdul Rashid Salim Salman Khan
(1965-12-27) 27 Diseembar 1965 ( 58jir)
Indore, Madhya Pradesh, Hindiya
DegenaanshoBandra, Mumbai, Maharashtra, Hindiya[1]
ShaqadaAtoore, jilaa, filim soo saare
Sanadaha Shaqada1988–hada
Partner(s)Iulia Vântur (2012–hada)[2]

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal