Hollywood
Hollywood

Shirkada filimaanta Maraykanka Hollywood
Holiwuudh, Hollywood (ingiriis: Cinema of the United States; carabi: هوليوود; sidoo kale: السينما في الولايات المتحدة) waa shirkado badan oo alifa, sameeya, jila, iibiya filimaanta madadaalada, waxbarashada, cilmiga, taariikhda, khiyaali, iyo guud ahaan majaajilo iyo suugaan kuwaasi oo laga leeyahay wadanka Maraykanka. Shirkadaha filimaanta sameeya iyo Shaneemooyinka dalka Maraykanka ayaa loo yaqaanaa magaca Hollywood, kuwaas oo ka mid ah ganacsiyada ugu macaashka iyo lacagta badan dunida.
Hollywood waxaa xarun u ah magaalo xeebeedka Los Angeles, Kalifornia.
Taariikhda HollywoodEdit
Taariikhda shirkadaha Hollywood waxaa loo kala saaraa afar qeeybood:
- Wakhtigii filimaanta aamusna (the silent film era)
- Wakhtiyadii dhexe (classical Hollywood cinema)
- Wakhtiyada Cusub (New Hollywood) iyo
- Wakhtiyada xoowliga sare (contemporary period).