Bollywood

Shineemada filimada Hindiga

Bollywood wax ka badal

Bollywood waa magaca guud ee loo yaqaano shirkadaha sameeya filimaanta ee dalalka Hindiya, Nepal iyo wadano kale oo qaarada Aasiya ku yaala.

Shirkadahan waxaa la aas-aasay qiyaastii horaantii qarnigii 20aad waxaanay ka kooban yihiin shirkado aad u badan ooy ka mid tahay:

  • Assamese cinema
  • Badaga cinema
  • Bengali cinema
  • Bhojpuri cinema
  • Bihari cinema
  • Gujarati cinema
  • Haryanvi cinema
  • Hindi cinema
  • Kannada cinema
  • Kashmiri cinema
  • Konkani cinema
  • Kosli cinema
  • Malayalam cinema
  • Manipuri cinema
  • Marathi cinema
  • Oriya cinema
  • Punjabi cinema
  • Rajasthani cinema
  • Tamil cinema
  • Telugu cinema

Bollywood waa shirkadaha oogu horeeya ee filim soo-saarista dunida.


Taariikhda Filimaanta wax ka badal

Samaynta Filimka wax ka badal

Dhaqaalaha Bollywoodka wax ka badal