Mayl-badeed waa halbeeg dherer. una dhigma qayaastii daqiiqad xagaleed ee ka mid ah loolka ee ku qotama dhigaha. Mayl-badeedku ka mid maaha halbeegyada habka caalimiga ah, laakiin adeegsigiisa ayaa caan ku ah badmarid meel kasta jooga ee gaadiidka badda iyo duulimaadyada. Waxaa la adeegsadaa Mayl-badeed sidoo kale xeerka caalamiga iyo heshiisyo, gaar ahaan arrimaha ku saabsan biyaha caalamiga. Waxaa la adeegsadaa gunud qiyaasta xawaaraha hadba mayl-badadeed, iyadoo uu mayl-badeedku saacaddii la mid yahay guttin.

Mayl-badeed
Hab halbeegSI derived unit
Halbeegga ahDherer
AstaanM, NM, or nmi 
Unit conversions
1 M, NM, or nmi in ...... is equal to ...
  mitir  1852[1]
  cag  ≈6076.12
  mayl  ≈1.15078
  xarig  10
Historical definition – 1 nautical mile
Graphic scale from a Mercator projection world map, showing the change with latitude
Visual comparison of a kilometer, statute mile, and nautical mile

Qiyaas wax ka badal

Qiyaas Mayl-badeed hadba halbeeg caalami ah: 1 Mayl-badeed = 1,852 Kiilomitir sida dhabta ah.[2]

U rogis wax ka badal

Hal Mayl-badeed waxa uu la mid yahay:

  • 1,852 Kiilomitir.(sugan)
  • 1.150779 Mayl. (sugan: 57,875\50,292 mayl)
  • 2,025.372 Yaardi. (sugan: 2,315,000\1,143 Yaardi)
  • 6,076.1155 Cag. (Sugan: 2,315,000\381 Cag)

Xogta wax ka badal

  1. (PDF). Bureau International des Poids et Mesures http://www.bipm.org/utils/common/pdf/si_brochure_8_en.pdf. Soo qaatay 9 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Liiska u wareejinta, Website Xafiiska caalamiga ah cabbirka iyo qiyaasaha (30 Diseembar 2008). (ingiriis)

Link dibadda ah wax ka badal