Mitir |
Waxaana lagu cabiraa dheerer Dheerer Waxaana loo suntaa M" Mitirka waxaa lagu koobaa dherer Mowjad Shucaaca iyo Kiribtoon
|
kiilogaraamka |
Waxaana lagu cabiraa Mug Cufka waxaana loo suntaa "Kg"
|
Ilbirigsi |
Amin ayaa lagu qiyaasaa waxaana loo suntaa "s" Waxaana lagu qiyaasaa walxash shucaacooda inta ay la egtahay cesium
|
ambeer |
Waxaana lagu cabiraa awooda koronto koronto Waxaana lagu so koobaa awooda [Koronto dinamik ah|Koronto dinamik]]ee udhaxaysa laba fiilo.
|
Kelvin |
Waxaa lagu cabiraa heer kulka waxaana loo suntaa "K"
|
Ileys |
Waxaa lagu cabiraa Iftiinka Waxaana loo soo gaabiyaa ("cd") Walxaha inta ay soo saarayaan ee shucaacPlatinum Pt Adag
|
mole |
waa cabirka maadada waxaana badanaa loo isticmaalaa Kimisteri, Mole ku waa afogadro Qiyaastii Waana walaxaha yeryer ay ka koobantahay madada.
|