Kiilomitir

Halbeega dhererka ee Kiilomitir wuxuu u dhigmaa 0.62137 Mayl.

Kiilomitir waa qiyaas caalamiha oo lagu qiyaaso dhererka iyo masaafada labo barood. Kiilomitir summaddiisu waa km , waxayna ka mit tahay Nidaamka Caalamiga ee Halbeega.

Halbeega Kiilomitir wax ka badal