Gu' wax ka badal

Gu (ingiriis: Summer) waa wakhti ka mid ah Afarta Xili ee sanadku ka kooban yahay.

Gu'gu waa wakhtiga roobku da'o ee cimilodu noqoto mid fiican taas oo qorax badan soo gaadho oogada sare ee dhulka.