Aubrey Drake Graham (dhashay Oktober 24, 1986),[1] ku caanbaxay magaca Drake, waa fanaan, raabeer, heesaa, laxanmiiste, mu'alif, soo saare iyo jilaa saldhigiisu yahay magaalada Toronto, Kanada.[2]

Fanaan Drake

Drake waa fanaan qaada heesaha raabka kaasi oo saldhigiisu yahay wadanka Maraykanka.

Ninka drake la dhaho jaceylka uu ku dhutiyaa. Heesihiisa waxaa ka mid ah contorolla iyo fake love oo calaacal ku saabsan. Inaba caadi ma'ahan Hawarta wan wusay Waxa uu la ogaaday by Lil Wayne. Waxa uu ku qoray gabayo for Rita Ora.

Heesaheeda waxaa ka mid ah wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. Kellman, Andy. AllMusic.com http://www.allmusic.com/artist/drake-mn0001035294.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Caramanca, Jon (November 16, 2011). http://www.nytimes.com/2011/11/20/arts/music/drakes-take-care-goes-to-moody-places.html?pagewanted=all. Soo qaatay February 1, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)