Daadmadheedh
Gobol: Daadnadheedh
Daadmadheedh waa gobol ka tirsan Somaliland, waxa uuna uu la wadaagaa gobollada Togdheer, Saaxil, Maroodi Jeex iyo Gobolka Jarar ee Itoobiya. Magaalo madaxda gobolka waa Oodwayne waxa uu ku fadhiyaa dhul aad u balaadhan, waxaanu hoos yimaada 64 tuulo. waxa uu caan ku yahay xoolaha nool iyo beeraha waxa mara ilaa 7doox kuwaas oo ay dadku uga faaiidaystaan beeraha. Waxa uu xuduud la leeyahay laba gobol oo kala ah Togdheer iyo Maroodi jeex.
Daadmadheedh Daad madheedh | |
---|---|
To | |
![]() | |
Dal |
![]() |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 89,178 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Maqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. |
Fadlan dib u habayn ku samee bogan, una qor si waafaqsan sharciga Wikipedia, hadii kale waa la tirtiri doona. |

Ahmed Mahamoud Silanyo, 4th President of the Republic of Somaliland, speaking at Chatham House in 2010.
File:Somalia (168).jpg
The Somalia countryside.
View of the Cal Madow Mountains, home to numerous endemic species.
Entrance of a coral stone house in Mogadishu.