Jagada Madaxwaynaha Somaliland
(Waxaa laga soo toosiyay Madaxweynayaashii Somaliland)
Madaxweyneyaashii soomaray dalka Somaliland.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland | |
---|---|
Xarunta | Somaliland |
Muddada xilka | 5 ila 7 sano |
Xilka soo bilaabay | Cabdiraxman Axmed Cali Tuur |
La aas aasay | May 18 1991 |
Madaxdii somaliland Oo ay kujiraan madaxdii dhimatay ilaahay ha u naxariistee
Liiska Madaxweynayaasha
Xilka qabtay | Sawir | Jagada | Xisbi | Notes |
---|---|---|---|---|
28 May 1991 to 16 May 1993 | Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur, Madaxweyne | SNM | ||
16 May 1993 to 3 May 2002 | Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Madaxweyne | SNM/UDUB | Dhintey asago xilka haya. | |
3 May 2002 to 27 July 2010 | Daahir Rayaale Kaahin, Madaxweyne | UDUB | ||
27 July 2010 ilaa 13 Diisambar 2017 | Siilaanyo, Madaxweyne | KULMIYE | ||
13 Diisambar 2017 ilaa Hadda | Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne | KULMIYE |
Waxqabadka
Madaxda Soo martay Jagada madaxwaynaha ee Somaliland waxaa la odhan karaa waa qaar kasiman wax qabad iyo muwaadininimo aad iyo aad u balaadhan.
Doorashaddii ugu danbaysay
Doorashaddii ugu danbayasay ee kadhacada somaliland waxa ay dhacday 2010kii waxa ku guulaystay Mdaxwayne Siilaanyo jagada madaxwaynanimada Somaliland waxa doorashadeeda loodareeraa shantii sanaba mar.