Cadnaaniyiin (Af Ingiriis : Adnanites; Af Carabi : ar‎) waa qabiiloyinka carbeed ee ku abtirsada Cadnaan, Cadnaan ayaa ka mida wiilasha Nabi Ismaaciil cs bin Nabi Ibraahim

Abtirsiinyaha Cadnaan wax ka badal

waxay isku waafaqeen abtiris aqoonku in cadnaan uu ka mid yahay caruurtii Nabi Ismaaciil Bin Ibraahim calayhim salaaam, waxayse ku kala tageen tirada awoowayaal ee u dhexeysa Cadnaan iyo Ismaaciil, 

Faraca Cadnaaniyiinta wax ka badal

Cadnaaniyiinta ayaa aad u balaaran waxayna u qaybsamaan labo jilic oo waaweyn oo kala ah: Mudar iyo Rabiica, iyo qaybo yaryar sida iyaad iyo Qudaaca

Mudar wax ka badal

Waa Banii Mudar nim nazaar bin macad bin cadnaan.

  • Khandaf
  • Mudrika bin khandaf waxaa ku abtirsada (Quraysh, kinaana, banuu asad, cudal, hudayl)
  • Daabikha bin khandaf  waxaa ku abtirsada (Timiim, muzayna, rabaab, iyo daba)
  • Qimca bin khandaf, waxaa ku abtirsada (khuzaaca)
  • Qays caylaan (cikrama bin qays caylaan, sacad, bin qays caylaan, camar bin qays caylaan)

Rabiica wax ka badal

Waa banuu rabiica bin nazaar bin macad bin Cadnaan.

  • Asad
  • Canasa bin asad
  • Judayla bin asad (cabdil qays, nimir bin qaasid, Taqlub, waa'il, )
  • Dubayca
  • Banuu banaana

Qudaaca wax ka badal

  • Banuu aslam (juhayna, nahad, cadira)
  • Banu cimraan (banuu kalab)
  • Banuu camar (khawlaan, balyi, muhra)

Sidoo kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal