Carab Dabar Go'day ama Carabta Le'atay (عرب بائدة) Waa dadyogwga kuwa abtiris aqaanka ahi u arkaan inay yihiin carabta asal ahaan degenayd jasiirada carabta, waxayna kala yihiin (Caad, Tamuud, Camaaliqa Jurhum, Dasam, Judeys, Amiim, Cabiil, iyo Baar) waa qabiilooyin dhammaantood dabar go'ay Soo bixidii Islaamka ka hor

Degaankooda wax ka badal

Qabiilooyinkaan baaba'ay Degaankoodu kama bixin jasiirada carabata qaar ka mida degaanada la yaqaan: Caad waxay degenaayen Axqaaf (yaman) Tamuud waxay degenaayen Xijir Camaaliqa waxay degenaayen meelo badan sida:Tihaama, xijaas Maka, Madiina, oo ka wada tirsan sucuudiga, Baxreyn, Cumaan,


Sidoo kale akhri wax ka badal