Qaxdaan (Af Ingiriis : قحطان) waa qaxdaan bin nabi huud calyhi salaam waa aabaha carabta asalka ah wuxuu ku sii abtirsadaa saam bin nabi nuux calyhi salaam

qaxdaaniyiin wax ka badal

waa qabiilooyin ku abtirsada qaxdaan waxay degaan u badan yihiin yemen iyo sucuudiga, waagii andalus  (spain iyo burtuqaal) islaamku haystana aad bay u joogeen iyakoo qabiilooyin badan ah.

Faraciisa wax ka badal

abtiris aqoonku wuxuu carabta u qaybiyaa sadex

  • carab hore caad thamuud madyan iyo camaaliq
  • carab asal waana qaxdaaniyina 
  • carab carabowdau waana cadnaaniyiinta awoowgood baa cadnaan ah kasoo ah dhashii nabi ismaaciil cs

dhamaan waxy isugu yimaadaan saam bin nabi nuux cs

tix raac wax ka badal