Haku khaldin "Cadnaaniyiin"

Cadnan (Af Carabi : ar‎) waa odayga ay ka soo tafiirmeen reeraha Cadnaaniyiintu ee Carabta degta Waqooyiga, Galbeedka iyo Badhtamaha deegaanada Carabiya..wxaa kamida saleem ayman

Cadnan
Deegaanada qaar ka mid ah qabiilada Carabta, kuwaasi ooy ka mid yihiin reer Cadnan, sida Hawazin iyo Quraysh
Ku dhashayHargeisa
Cadaali said
Loo yaqaanoAbtirsiinta Nebi Muxamed (n.n.k.h) iyo tafiirta Cadnaaniyiin
IlmahaMacaad ibn Cadnan
Akk ibn Cadnan
WaalidkaUdad (aabe)

Cadnaan (عدنان) waa awoowaha labaatanaad ee Nabiga scw. waa aabaha carabta carabowday (Carabta Cadnaaniyiinta)

Abtirsiinyaha Cadnaan wax ka badal

waxay isku waafaqeen abtiris aqoonku in cadnaan uu ka mid yahay caruurtii Nabi Ismaaciil Bin Ibraahim calayhim salaaam, waxayse ku kala tageen tirada awoowayaal ee u dhexeysa Cadnaan iyo Ismaaciil, 

Tixraac wax ka badal

Eeg sidoo kale wax ka badal