Cadnan (Af Ingiriis : Adnan; Af Carabi : ar‎, ʿAdnān) waa magac loo bixiyo labka (rag) ku dhaqan wadanada Dunida Muslimka. Magacan waxaa dadka Carabta ahi la bixi jireen tan iyo wakhti badan ka hor soo bixitaankii Nebi Muxamed waxaana la ogyahay in asalka iyo tafiirta nebigu ay gasho nin la odhan jiray Cadnaan oo noolaa wakhtiyo hore.

Cadnan
Adnan
NoocLab
AfCarabi, Bosnian, Turkish, iyo Iiraan
Asalka
Macnaha"degane"

Maanta dad badan oo ah Carab iyo Cajabi, Islaam iyo dad kale ayaa la baxa magacaasi.

Dadka Magaca Leh wax ka badal

La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal