Cabdiweli Gaas

madaxweynihii hore ee puntland.
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiweli Maxamed Cali)


Cabdiweli gaas (Carabi: عبدالولي محمد علي‎) wuxuu ahaa Ra'isul wasaaraha Dawladda kumeel gaarka ee Soomaaliya juun 2011 ilaa oktoobar 2012. Janaayo 2014 wuxuu noqday madaxwaynaha 5aad ee dowladda puntland.

Cabdiweli gaas />(Carabi) عبدالولي محمد علي
Cabdiweli Gaas


la wareegay Xilka 
8 Janaayo 2014
Kaga horeeyey xilka Cabdihakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar

Ka qabtay xilka
19 Juun 2011 – 17 Oktoobar 2012
Madaxweyne Sheekh Shariif Axmed
Muuse Xasan Cabdulleh (Ku-simaha)
Maxamed Cusman Jawaari
(Ku-simaha)
Xasan Sheekh Maxamuud
kaga horeeyey xilka Maxamed Cabdulaahi Maxamed
kaga dambeeyey xilka Cabdi Faarax Shirdoon

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1965-07-02) 2 Luuliyo 1965 ( 58jir)
Dhuusamareeb, Soomaaliya
Xisbi siyaasadeed Ururka Dadka Puntland (UDAD)
Waxbarasho jaamacadeed Jaamacada Ummada Soomaaliyeed
Diinta Islaam
Website Official website

Taariikh nololeedka Cabdiwali wax ka badal

Cabdiweli waa nin somali mareykan ah oo asal ahaan ka soo jeedo gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.


Wax barashada wax ka badal

Cabdiwali wuxuu wax ku soo bartay jaamacado kala duwan oo dalka iyo dibada. wuxuu markiisa hore wax ku soo bartay Muqdisho , caasimada Soomaaliya. Sannadkii 1984, wuxuu ka qaatay shahaadada koowaad ee cilmiga dhaqaalaha ee Jaamacadda Qaranka Soomaaliyeed , isagoo ka qalin jabiyay shahaadooyin sarre.

xirfad wax ka badal

Cabdiwali wuxuu agaasime ka soo noqday waaxda canshuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Dakhliga ee dowladdii dhexe bartamihii 1980-meeyadii. Intii u dhaxeysay 1988-kii ilaa 1991-kii.