Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
(Waxaa laga soo toosiyay Jaamacada Ummada Soomaaliyeed)
Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU; Af Ingiriis : Somali National University, Af-Carabi: الجامعة الوطنية الصومالية) waa Jaamacadda qaranka Soomaaliyeed ee ku taalla magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Waxaa jaamacadda la aasaasay 1954, waxaase si sharci ah dhidibada loogu taagey 1969. Waxaa la xidhay jaamacadda 1992-ki. Ka dib muddo ay xidhnayd, jaamacadda waxaa dib loo furay 2014-ki.
Jaamacada Ummada Soomaaliyeed | |
---|---|
Af-Laatiin: Somali National University | |
La aas aasay | 1954 |
Nuuca | Dawladda |
Madaxwenaha Jaamacadda | Maxamed Axmed Jimcaale |
Waxay ku taal | Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya 2°02′17″N 45°17′13″E / 2.038°N 45.287°ECoordinates: 2°02′17″N 45°17′13″E / 2.038°N 45.287°Eaa |
Dhismaha jaamacadda | Xamar |
Magacyadii hore | Jaamacadda Gahayr |
Website | http://snu.edu.so/en/ |
Sidoo kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badaltaarikhda
jamacada umada soomaaliyeed JUS waa tan u ugu tayada badan jaamacadaha dalka soomaal waxaana la'aas aasay 1954