Cabdi Shirdoon

(Waxaa laga soo toosiyay Cabdi Faarax Shirdoon)

Cabdi Faarax Shirdoon (Af Ingiriis : Abdi Farah Shirdon, Af Carabi : ar‎) (dhashay 1958) waa Soomaali ganacsade ah, dhaqaale yahan iyo siyaasi ah. Waana Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya.

Abdi Farah Shirdon
عبدي فارح شردون

Cabdi Faarax Shirdoon
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya
xafiiska joogay
17 October 2012 – 12 Diseembar 2013
Madaxweyne xasan Sheekh Maxamuud
Xil kaga horeeyey Cabdiweli Maxamed Cali
Xilka kaga dambeeyey Cabdiwali Sheekh Axmed
Faahfaahin ku saabsan shqasiyadda
Dhashay Oktoobar 1952 ( 71Jir)
Dhuusamareeb, Soomaaliya
Xisbiga Madaxbannaan
Wax barasho Jaamacada Ummada Soomaaliyeed
Diinta Islam
Hoggaanka Dalka
xilka kaga horeeyey
Cabdiweli Maxamed Cali
18Juun 2011 – 17 Okt 2012
Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya
2012–2013
Xilka  kala wareegay
Cabdiwali Sheekh Axmed