Bariga Dhexe

(Waxaa laga soo toosiyay Bariga dhexe)

Bariga Dhexe (Af Ingiriis : Middle East; Af Carabi: الشرق الأوسط) waa mandaqad Juquraafiyeed Kakooban Wadamada Galbeedka Aasiya iyo Waqooyiga Afrika. Mandaqada Bariga Dhexe waxa ay Hadhaysaa badaha Badacas Gacanka Carabta Bada Dhexe iyo Bada Carbeed

Bariga Dhexe

Kalmada Bariga Dhexe wax ka badal

Magacani waxa uu tilaamayaa xadaaradaha iyo taariikhda mandaqadan.magacan waxa labixiyaay xiligii ay nimankii juquraafaystayaasha ahaa caalamka u qaybiyeen mandaqado.taasina waxa ay ahayd xili aad u fog. Bariga Dhexe waa mid kamida meelaha caalamka ugu Rabshadaha badan ee reer galbeedku aad ugula joraan gacanta si ayna rabshaduhu uga dhamaan markasta. somaliland oo somalida kasoo jeeda isir ahaan carabta ahna dad ku adag diintooda, dalkooda iyo dadkooda islaamka ah dhamaan waxa ku jira cadaadis xaga reer galbeedka ah bariga dhexena aanu siin ahmiyad waa wadan haysta nabad buuxda horumar leh dhaqaale leh balse aan ku filayn hoos ha loo eego yaa ehlu carab yaa ehlu islaam

Dawladaha Bariga Dhexe wax ka badal

Coordinates: 29°00′00″N 41°00′00″E / 29.0000°N 41.0000°E / 29.0000; 41.0000

 
Kaarka Bariga Dhexe
 
Bariga Dhexe

Bariga Dhexe waxaa la isku dhahaa ama ee u badantahay dhulka ee carabta degto, waxeena ku taalaa Koonfurta Galbeed ee qaarada Aasiya iyo Woqooyiga qaarada Afrika. Wadamada ee bariga dhexe ka koobantahay waxaa ka mid ah.