Bada Carbeed

Coordinates: 18°N 66°E / 18°N 66°E / 18; 66

Bada Carbeed waa magac loo bixiyay biyaha Bariga Dhexe oo ka mid ah Badweynta Hindiya. badaan waxee ka bilaabataa, Gobolka Bari ee dalka Soomaaliya ilaa Galbeedka dalka hindiya iyo wixii ka koreeyo. ogsoonoow mararka qaar Gacanka Berbera waxee ka midtahay Bada Carbeed.

Bada Carbeed

Wadamada ee Badda carbeed la daristahayEdit

  • Iiraan* * Persian Civilization
  • Hindiya * * Hindus Valley Civilization

Qoraalo KaleEdit

XigashoEdit