Abasguul
Abasguul [Rooble] Jidwaaq Absame waa beel
Meelaha ay ku badan yihiin | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
| |||||||||
Luqada | |||||||||
Diinta | |||||||||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||||||||
Beelaha Bartire, iyo Beelaha Soomaalida |
kamid ah beelaha Daarood waxayna dagaan 3 wadan oo kala ah Soomaaliya, itoobiya iyo qeyba kamid ah Kiinya
beesha waxaay caan kutahay halyeeyadii Xaawo Taako iyo Imaam Axmed Guray sidokale beesha daris wanaaga ayay caan kutahay iyo nabad kuwada noolaanshaha deeganaada aayla daganyihin beelaha soomaaliyeed.
Jifooyinka waa 3 waaweyn
Talanabi Rooble(Abasguul)
Yabare Rooble(Abasguul)
Waceys Rooble(Abasguul)
GOBALADA AAYKA DEGAAN DDS
1 Gobalka Faafan
2 Gobalka Jarar
3 Gobalka Nogob
DEGMOOYIINKA DDS
Jigjiga
qabribayax
Araarso
Haroorays
Garbo
Mulla
N/B waxaad kusii dari kartaa inta aanka tagay.
GOBALADA AAYKA DEGAAN SOOMAALIYA
1 Gobalka jubbada hoose
2 Gobalka jubbada dhexe
Degmooyinka SOM.
kismaayo
Buaale
Xagar
Naasiriya
Waqooyi bari kenya
Garissa iyo Dadaab ayaa sidokale laga helaa
- ↑ https://www.refworld.org › docid Web results Somalia: Information on the Abasguul subclan of the Darod ... - Refworld