Background mohamed Aden Abdikariin



Bartiraha dega soomaliya wax ka badal

10% waa xoolo dhaqato 70% waa magaalo joog (qaasatan Afmadow Dhoobley kismaayo bu'aale iyo xagar) 20% waa beeraley, 10% waaxay ku firdhisanyihiin dhammaan aduunka oo dhan. beeshu waxay xiriir wanaagsan la leedahay beelaha kale ee dariska la ah ha ahaadeen kuwa ay abtirwadaagaan iyo kuwa kale oo ay dhaqan wadaagaanba, waxaa jira dhaqano soo jireen ah oo adag oo asalkoodu ka soo jeedawaa isla beeshan.

Abdiwali Ahmed Hussein {Adam Dubad} oo Ah hogaanka sare ee beesha bartire, waa nin Dhalinyare ah oo aad u da yar oo firficoon furfuran wax ku bartay dalka Sweden iyo dalka dalka bariga african waa nin Dhaqaalyahan ah oona ah ganacsade beesha bartire waa dad aad u dagan waa qomiyad jacel Nabada iyo Horumarka bartire waxaa ka dhashay dad halyeey ah oo la yaqaana tariikhda somalida ku Qoran waan qabilka kaliya ee ka dagalamay waxaa so maray halgamayo faraa badan o u dhashay bartire sidaa garaad farax garaad will waal garaad waanaw kulmiye axmed kacan cali cabdi cise cali dhaadac bashir dool yusuf sh.cabdi gangale suldan faraabadane cabdilahi gisile xasan daadhi khader jigre prf ina shaabel iyo qaar kale o badan