Absame waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. Absamuhu waa magaca guud ee beelo ka farcama Daaroodka. Kuwaasi waxaa ka mid ah beesha ( baalcad absame ama mohamed absame oo ah curadki absamaha waxayna deegan ku yihin dds,kiiniya iyo jubooyinka dhexe iyo hose baalcad waa beel ku suntan daris wanaga iyo culimada diinta .) [jidwaaq oo ah saladanadi absame garaadada waxayna dagaan dds Iyo jubada dhexe iyo jubada hoose |Beesha [[Ogaadeen]] oo deegan ku ah Itoobiya (gaar ahan deegaanka Ogaden), wadanka Soomaaliya (gaar ahaan koonfur), iyo wadanka Kiinya, |Beesha

Absame
Meelaha ay ku badan yihiin
 Itoobiya
 Soomaaliya
 Kenya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islaam (Sunni, Suufi)

Dadka ay dhalyo wadagaan

Beelaha Daarood, iyo Beelaha Soomaalida

Wayteen Absme)) oo leh isna saldanadii Absame Sayid Nimada, Wayteen Wuxuu Deegaan Ku Yahay Soomaliya, kenya ethiopia, Somaali Galbeed & Jubada Hoose iyo jubada dhexe iyo Shabelada Dhexe & NFD, Kenya, puntland iyo Banaadir

Hordhac

Beesha Absame waxay ka mid tahay qabiilada ugu waaweyn dadka Soomaalida.[1] Intaasi waxaa dheer, Absamuhu wuxuu deegaan ku yahay magaalooyin badan oo ku yaala koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Jubooyinka.[2]

Ogaadeenka

Ogaadeenku waa qabiil ka tirsan beelaha Daaroodka, ee Dadka Soomaalida. deegaan ku yihiin Itoobiya (gaar ahan deegaanka Ogaden), wadanka Soomaaliya (gaar ahaan koonfur), iyo wadanka Kiinya,

Daarood

Daarood waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid yihiin: Absame, Jidwaaq, Wayteen Ogaadeen, Harti (reer Darawiish, Majeerteen iyo Warsangali), Dishiishe, Lailkase, Mareexaan iyo beelo kale.

Lahjadaha ay ku hadlaan daaroodku waa ay kala duwan yihiin oo iskuma dhowa, tusaale ahaan meesha ay kuwa dega Itoobiya lahjad gooni ah uga hadlaan kuwa dhinaca bari degana lahjad gaara ayay ku hadlaan, kuwa sanaag segana lahjad gaara ayaabay ku hadlaan. Asal ahaan odaygii Daarood ahaa waxa uu ku yimid Yaman Jabarti Ismaaciil isaga oo sheekh ah oo faafinaya diinta Islaamka gaar ahaana waxa uu ka soo degay meel u dhaw degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa uu mudo diinta Islaamka ka faafinayey dhulka Bariga iyo Bartamaha Geeska Afrika. Daarood waxaa dhashay Doombiro Dir.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Norwegian Refugee Council, UN Habitat, UNHCR: 46. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2013-07-19. Soo qaatay 2016-10-27.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Little, Peter D. (PDF). Cornell University. p. 8 http://dyson.cornell.edu/special_programs/AFSNRM/Parima/Papers/L_pastoralism.pdf.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: