Taako
Taako
Kani waa maqaal ku saabsan Halbeeg dhererka. adeegsi kale, eeg Taako (faah faahin).
Taako waa halbeeg cabir oo Soomaalidii hore isticmaali jirtey. Taako waxaa loo isticmaalaa cabirka dhererka.
Taako waxay u dhiganta 10 sentimitir ama 0.010 mitir.