Yeey
(Waxaa laga soo toosiyay Yey)
Yeey | |
---|---|
Yeey laga sawiray Norway | |
Xaalad xanaaneed | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Animalia |
Qaybinta: | Chordata |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Carnivora |
Bahka: | Canidae |
Duulka: | Canis |
Noocyada: | C. lupus |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Canis lupus Liniyus (1758) | |
Meelaha laga heli jiray (cas) Meelaha hada laga helo (cagaar) |
Yeey (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.
Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.
Muuqaalo
wax ka badal-
Yeey
Sidoo kale fiiri
wax ka badal