Yeey
Yeey laga sawiray Norway
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Animalia
Qaybinta: Chordata
Gacalka: Naasley
Dirka: Carnivora
Bahka: Canidae
Duulka: Canis
Noocyada: C. lupus
Magaca laba-geesoodka ah
Canis lupus
Liniyus (1758)
Meelaha laga heli jiray (cas)
Meelaha hada laga helo (cagaar)

Yeey (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : wolf) (magaca Saynis: Canis lupus) waa xayawaan duurjoog ah oo xoolaha iyo dadka cuna. Yeeygu waa bahal ku nool keymaha meelo badan oo dunida ah ooy ka mid tahay Yurub, Aasiya iyo Woqooyiga Ameerika.

Bahalkaan waxoo ku noolyahay meelaha ee ka baxaan geedaha waaweyn iyo duurka.

Sidoo kale fiiri

wax ka badal