Wikipedia:Requests for adminship

Boga WK:RFA halkan ayaa laga soo toosiyay.

Haddii aa rabto in aa noqoto maamulaha, waa ku saxsantahay in aa imaatay meeshaan. Qof kasto oo meeshaan wax ku darsado wuxuu xaq u leeyahay in ka mid noqdo maamulaha. Si aad codsigaada u soo gudbiso raac talaabooyinkan. Isticmaalayaasha kale waa in aa taageero ka heshaa, waa in ee kugu taageeraan maamulnimada ama wixii aad codsaneesid. Qoraal codsi ah halkan ku samee, kaasi oo leh ciwaan u gaar ah. Markii aa taageero ka heshid waxaa imaanaayo isticmaale ah Bureaucrats, waa isticmaale awood u leh in oo dadka ka dhigo maamule, wuuna diidi karaa haddii aa codeynta ku guul dareesatid.


Fiiro gaar: hadii aad rabto inaad aragto codsiyo hore fadlan fiiri archives: 1 2

Requests for adminship wax ka badal

Fadlan u Codeey Inuu ka mid noqdo Maamulka! Abshirdheere (Farriin ii soo qor...)

'''Haddii aa taageersantahay iyo haddii aa taageersaneen, sidaan u qor'''
{{Waa taageersanahay‎}} <---< Copy ama Nuqul ("ku qor sababta")
{{Ma taageersani}} <----< (" ku qor sababta")
{{Dhexdhexaad‎}} <-------< ("ku qor sababta")

I want to apply sysop to improve areas that need improvement such as MediaWiki:Edittools and gadgets because If you do not have the capability Sysop you can't do anything.

thanks --Abshirdheere (talk) 22:44, 21 Abriil 2014 (UTC)[reply]

This user's plans with the titleblacklist (see MediaWiki talk:Titleblacklist and MediaWiki:Titleblacklist's history (where the proposed changes were implemented by another admin) don't make me think it would be a good idea to trust this user with sysop access as of now. I expect some clarification from his side before. Though, please note that I am not involved in the sowiki community. Vogone (SWMT) 08:50, 28 Abriil 2014 (UTC)[reply]

Please write before everything

{{Waa taageersanahay‎}}

  Agree, or

{{Ma taageersani}}

  Disagree or

{{Dhexdhexaad}}

  Neutral

Never judge anyone until you understand its purpose, I leave the decision to Steward especially MF-W

--Abshirdheere (talk) 13:11, 28 Abriil 2014 (UTC)[reply]

renewal wax ka badal

Temporary adminship is going to expire on August 08 a renewal request for permanent adminship posted in meta Steward. --Abshirdheere (talk) 19:14, 23 Agoosto 2014 (UTC)[reply]

The suggested edit and response to title blacklist is a little of a concern. Such edits should be very specific, not so loose, and need to be considered in the overall sense, not local only. Billinghurst (talk) 10:20, 30 Agoosto 2014 (UTC)[reply]

Hello Billinghurst, I explained that case for Ajraddatz and you can follow from here my responsibility is greater than that any fears of sabotage such as title blacklist, these days people judge the wrong because they don't control what you mean. Anyway if something means mistake is misunderstanding. After Ajraddatz what he advised me, not done anything in the blacklist so what is new?

Thank you

--Abshirdheere (talk) 10:03, 4 Sebteembar 2014 (UTC)[reply]

Request for Admin (ismail4all) wax ka badal

ASC dhamaan,
Soomaali Wikipedia waxay ku jirtaa kaalinta 173aad ee 290ka luuqadood ee dhamaan Wikipedia. Sidoo kale waxaa ku jira in ku dhow 5,000 maqaal oo iskugu jira kuwo qabyo ah iyo kuwo dhamaystiran. Dhibaatada koowaad ee so.wiki haysata waa kharibaada dadka aan diiwaangashanayn (IP vandalism). Waxaa jira bogag badan oo si heersare ah u qoran kuwaawi oo marar badan lagu daray ereyo khalad ah ama qof magaciisa. Intaas waxaa dheer, waxaa jira bogag badan oon ku calaamadeeyay Tirtir kuwaasi oo ilaa hada cid fiirisan jirin. Sidaas darteed, waxaa muhiim ah inaan helno qof si joogto ah arimahaasi wax uga qabta.

Isku soo wada duub, maamule ku hadla Af Soomaali waa muhiim in uu meeshan joogo. Qof meeshan waligiis bilaa lacag uga shaqaynaya ma jiro, Xilku Waa Wareegto. Waxaan codsanayaa inaan wakhtigeyga uga faa'iideeyo luuqadeena hooyo.

Fadlan hoos ku qor: Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) ama Ma Taageersani (don't support).
(sidoo kale fiiri: wax qorkaygawadahadaligu saabsan)
In English

Dear Wikipedians, For the last couple of years we had no regular admin here in so.wiki. During these times we have experienced a lot of vandalism, misconducts and other abusive behaviors that has damaged a lot of pages. I personally, tried to defend some pages, and have marked other abusive pages for deletion. However, there were no action taken, because there is no one to finish everything the job. If you check Category:delete you will be surprised to see how many pages are there for so long. Since our last admin is absent for so long, i would like to request for admin-ship here in Somali Wikipedia, so that i can at least defend the good pages.

Please vote and write: Waan Taageersanahay (support), Dhexdhexaad (neutral) or Ma Taageersani (don't support).
(Also see: my contributionstalkabout me)

Thank you, Ismail Suge (talk) 18:19, 10 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]
Maax, Mimursal, Man77, Made4me, abshirdheere, Jimalehma, Abdimajidmashka, Axmed xassan, BAGADI Mubaarak Awdheegle, Baronnet, Biriye141, Brya, CFCF,


salaan qaali ah dhamaantiin, walaal aniga waan ku taageersanahay. Aniga codkayga waa ku siiyay.

(English: i support Ismail4all)   waa taageersanahay Mahadsanidiin akhyaarta. Jimalehma (talk) 00:14, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

Saxiib waan ku salaamay, si fiican ayaad samaysay waanan ku taageeraya.  waa taageersanahay. Good luck. Made4me (talk) 02:51, 11 Oktoobar 2015 (UTC)[reply]

  • Request for admin renewal. Please vote support or not support. Thanks, Ismail4all (talk) 07:36, 25 Luuliyo 2016 (UTC)

codsi maamulnimada wikipediyaha somaliga wax ka badal

waxaa rabaa in aa codsado maamulnimada wikipediyaha somaliga mahadsanid Maax (talk) 15:23, 23 Febraayo 2020 (UTC)[reply]

  waa taageersanahay Ismail4all (wadahadal) 03:23, 28 May 2020 (UTC)

  waa taageersanahay --Abshirdheere 18:29, 29 May 2020 (UTC)

ok codsigaan wuxuu dhacay 23 febraayo, waa mahadsantihiin Maax (wadahadal) 18:54, 29 May 2020 (UTC)

Codsi Maamule wax ka badal

Salaan sare asxaabta, waxaan rabaa inaan codsado maamulenimo ku meel gaadh ah. Sababtoo ah waxaa ogtihiin in maqaalo badan lagu cayaaray, kuwo kale loo badelay qoraal khalad ah ama la masaxay qoraalka oo dhan.. Waxaa rabaa inaan difaaco maqaalada saxda ah oo markasta ku celiyo sida saxda ah. Maxay idinla tahay Maax iyo Abshirdheere? Ismail4all (wadahadal) 05:02, 30 May 2020 (UTC)

  waa taageersanahay waa kugu taageersanahay, maadaama aa howl wanaagsan ka heesid wikipediaha soomaaliga. shaqo wanaagsan Maax (wadahadal) 14:29, 30 May 2020 (UTC)

EnsiklopediaXylon wax ka badal

Waxaan rabaa inaan noqdo maamule Wikipedia, waxaan rabaa inaan ilaaliyo boggaga, dhib malahan haddii aan ahaanayo maamule ku meel gaar ah