Axmed waa magacii labaad ee nabi MUHAMED NNKH waa magac aad u qiimo badan wuxuna micnihiisu tilmaamayaa xamdi ama mahadnaq ilaahay loo mahadnaqayo