145
145

Bureaucrats waa isticmaale leh seddex awoodood dheeraad ah waxyaaba kale ayaa usii dheer maamulka, waxa ayna kala yihiin:

  1. Dalacsiinta isticmaalaha caadiga ah ee maamulka ama Bureaucrats.
  2. Siinta akoon isticmaale ugaar ah ee bot.
  3. Dib umagacaabista akoonka isticmaalaha.

Ma awoodo Bureaucrats inuu awoodda maamul ka qaado, waa in uu soo maraa Stewards si ay arintaas usuurtoowdo, waxaa usuuragal in uu ku sii daro kooxo dheeraad ah: Maamulka, Bureaucrats, Bot, Importers, Murashax,waxa uu awoodaa tirtirista qaybaha: Bot, Importers, filters abuse.

Sadarro - tiirarka xiriirka/macluumaad

  • wadahadal = xiriirka bogga wadahadalka isticmaalaha
  • @ = xiriirka ka shaqaysiinta "uqor isticmaalaha"
  • C = Xiriiriyaha liiska isticmaalaha ee ka qaybqaadashadii ugu dambaysa
  • EC = xiriirka bogga tirakoobka'edit counter ee isticmaalaha
  • LOG = xiriirka la diiwaan galiyey ee uu la sameeyey maamula (sysop log) isticmaalaha

qotinka seddexaad

  • B = burocrate
  • C = check user
  • S = steward

ak:Wikipedia:Bureaucrats