Wabiga Jubba

Webi ku yaala Bariga Afrika
(Waxaa laga soo toosiyay Webiga Jubba)


Wabiga jubba waa wabiga koowaad ee ugu wayn dalka somalia waana wabi aad ubalaaran . Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa magaalada Doolow wuxuuna gaaraa ilaa iyo Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose, Wabiga jubba dhirikiisa waa 800 km. 533km waxu ka maraa gobolka Gedo 277km waxu ka maraa gobolka Jubada dhexe iyo jubdada Hoose. meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.

Webiga Jubba,Baardheere
Webiga Jubba, ca. Jamaame

Magaalooyinka uu maro wabigaan wax ka badal

Wabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km. Biyaha webiga ee ku qulqulayo waxay quud iyo nasteexo u yihiin naflayda Badwaynta Hindiya oo uu webiga biyaha cas ku daro kuwa buluuga ah ee badda.

Warka wax ka badal






































sido kale fiiri wax ka badal

Geeska afrika


External link wax ka badal