Magaalda Jilib waa magaalada ku taal Gobolka Jubbada Dhexe, isla markaana ah magaalo madaxdii hore ee Gobolka Jubbada Dhexe waxaana hoos yimaada tuulooyin badan. Magaaladani waxay caan ku tahay tabcashada beeraha.

Jilib

Jubbada Dhexe
Somalia regions map Jubbada Dhexe.svg
Meesha kaga taalo Soomaaliya.
Country  Somalia
Ismaamulka Jubaland
Magaalo-madax Bu'aale
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

waaxana ku dhaqan degmadan beelaha xawaadle gaar ahaan faramage, iyo qayba kamida qowmiyada digil iyo mirifle [1]

Jilib waa magaalo dad aad u fara badani ay ku noolyihiin waxaana nawaxigeeda ku yaala warshaddii Mareeyey ee sonkorta iyo mashrucii faanole ee biyo xireenka.

Magaaldaa wa shantaraal waxa isku marta 4 wada oo kabaxdo ama so gasho waxana ku yaala hoteelo farabadan iyo shirkadaha is garsiinta telephone nada sida Hormuud iyo Nation. Hotelada ugu caansan waxa kamida ah hotel Ganane, hotel Hombooy iyo hotel Guuleed. waxa kalo jirta diinimadii dabka oo ku taala tuulada malende ee jilib hoos timaada.

Dagmada jilib waxa si weyn udega qowmiyada digil iyo mirifle sidoo kale waxa tuuloyin kadega beellaha jareerwayne iyo shiiqal,

  1. https://www.allkisima.com/?p=20325