Magaceyga waa Fanax waxaana deganahay magaalada Tampere ee dalka Finland. Tampere waxay ku dhacdaa bartamaha Finland, waxaa degan 200,000 oo qof. Waa magaalo xilliga xaggaagii aad u qurux badan, kuleylku celcelis ahaan waxay gaaraa 18 C. Xilligga qabowgana waxay gaartaa -17 C. Tampere waa magaalo warshadley ah iyo magaalo waxbarasho oo ay ardaydu ku badan tahay.

Wikipedia:Babel
so Isticmaalahan Soomaaliga waa afkiisa hooyo.
en-2 This user is able to contribute with an intermediate level of English.


fi-3 Tämä käyttäjä pystyy kirjoittamaan edistyneesti suomen kieltä.


ar-1 هذا المستخدم يعرف مبادئ العربية.
Raadi luqad isticmaalayaasha