Xisbiga UCID

(Waxaa laga soo toosiyay UCID)

Ururka Caddaalada iyo Daryeelka (Af Ingiriis : For Justice and Development; UCID, Af Carabi : ar‎), waa xisbi siyaasadeed ka howlgala dalka Somaliland.[2]

Ururka Caddaalada iyo Daryeelka
For Justice and Development
HogaamiyeFaysal Cali Waraabe
FounderFaysal Ali Warabe
Xarunta sareHargeysa
AragtiDimuqraadiyad bulsho,
Urur bulsho
Heerka siyaasadDhexeeye-bidix
Xidhiidh caalamiBulshada Caalamka (ilaalo)[1]
Baarlamaanka Somaliland
21 / 82
Calanka xisbiga

Hordhac

UCID (loo soo gaabiyay Ururka Cadaalada Iyo Daryeelka) waa xisbi siyaasadeed ka mid ah xisbiyada siyaasada wadanka ismagacaabay ee Somaliland.

Sidoo kale eeg

Maqaalo kale

Tixraac

  1. . Socialist International http://www.socialistinternational.org/viewArticle.cfm?ArticlePageID=931. Soo qaatay 29 October 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2014-01-19.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)