Aragti (Af Ingiriis : ideologies; Af Carabi : ar‎) waa aragtida, fikrada, aaminka iyo sida ay wax ula muuqdaan qof, koox ama bulsho. Sida saxda ah aragtidu waa waxa uu qof aaminsan yahay inay tahay saxda. Intaasi waxaa dheer, dunida maanta waxaa jira tiro badan oo aragtiyo ah, kuwa ugu muhiimsan waa:

  • Aragti siyaasadeed: oo ah fikradaha iyo odhaahda uu qof aaminsan yahay ineey tahay tan ugu haboon.
  • Aragti urur: oo ah nidaamka iyo qaabka howsha urur ama koox wax u maamulaan.
  • Aragti kooxeed: oo noqoneysa sida ay koox dad ah u taageersan yihiin mabda' iyo fikrad u gaar ah taasi oo dad badan oo kale kaga duwan yahay.

Sidoo kale fiiri

Maqaalo kale

Tixraac